Xafladii Somaliland Commmunity Achievement Award 2012 oo habeenkii Sabtida London ka dhacday ..Daawo video

Waxa Habeenkii Sabtida 3.11.12 Ka dhacday xaflad aad u balaadhan oo ay
soo qaban-qaabiyeen West London Somaliland Community oo abaal marino
kala du-duwan lagu gudoonsiinaayey qaar ka mid ah dadka loo gartay inay
wax weyn qabteen ee degan dalkan Ingiriiska, iyo dhalinayada Schoolda
dalkan Ingiriiska waxka barta oo shahaadooyin la guduunsiiyey, Waxa kale
oo shahaadooyin la gudoonsiyey dad aad u farabadan oo ka kooban
jaaliyada reer Somaliland ee dalkan Ingiriiska degan oo wax weyn kusoo
kordhiyey wax la taaban karo.Waxa kasoo qaybgalay safaarada
Somaliland,Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaji Cali Xirsi iyo
qaar ka mid ah madax dhaqamedyada Somaliland oo uu ka mid ahaa Suldaan
Maxamuud Xaji Xuseen.

Daawo videowgan….http://www.youtube.com/watch?v=gXawObjX08I

Xamse A Salaan

London

<xamse100@gmail.com>