Casho sharaf lagu soo dhaweynaayey Dudoomiyaha Waddani Mudane Cabdiraxmaan Ciro

Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Somaliland  ahna G Xisbiga WADDANI ayey qaar ka mid ah tageerayaasha xisbiga iyo jaaliyadda Somaliland ee Finland ay ku qabileen casho sharaf aad u heersareysa.. Kulankaas oo isugu jirey casho sharaf iyo xogwaraysi ayaa lagu qabtay Magalada Helsinki Ee Wadanka Finland.

Marwada Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Marwo Farduus M. Roobel (dhexda).