Dhamaan Bahda Salaanmedia News Oo Hambalyo U Diraya Wariye Maxamed Muuse Banjiidh Iyo Khadra Muxumed Faarax

Dhamaan Bahda Salaanmedia News Oo Hambalyo U Diraya Wariye Maxamed Muuse Banjiidh Iyo Khadra Muxumed Faarax

 

Oo Meherkoodu Maanta Axadii Ka Qabsoomay Hotelka African Village Ee Caasimada Hargeysa …

Ismaaaciil aaden nuur iyo xaaskiisa
Sh.maxamed muumin aaden iyo xaasaskiisa
Mustafe C/qaadir Ibraahim Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
Maxamed Dayib Aw-cali Xaaskiisa Iyo caruurtiisa
Khadar Aw Cumar xasan Iyo Xaasaskiisa
Geedi Muuse Aaden Iyo Xaaskiisa
Maxamed Xaashi Aw-jaamac Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
Maxamed C/kariin Cali xaaskiisa Iyo Caruurtiisa

Iyaguna Dhamaan Bahda Gabiley News Waxay Hambalyo Kal Iyo Laab Ah U Dirayaan Wariye Maxamed Muuse Banjiidh Iyo Khadra Muxumed Faarax Oo Meherkoodu Maanta Ka Qabsoomay Hotelka African Village Ee Caasimada Hargeysa.

Siciid Cali Daahir (Sacad Guray)
Mustafe C/Kariin Cali (Future)
Guuleed Muxumed Ibraahim (Guuleed Yare)
C/raxmaan Maxamed Ibraahim (C/raxmaan xaaji)
Saynab Maxamed Cabdi
C/Risaaq Axmed Hayaan (Ilkacase)
Nimcaan Dheeg Ibraahin
Maxamed C/Laahi Faarax (SooFadhiiste)
Axmed Geedi Khaliif

Dhamaan Dadkaasi Waxa Ay Hambalyo Iyo Bogaadin Aan La Soo Koobi Karin U Dirayaan Maxamed Muuse Banjiidh Iyo Khadra Muxumed Faarax Oo Maanta Meherkoodu Ka Qabsoomay Magaalada Hargaysa Gaar Ahaan Hotelka Afrikan Village, Waxaana Ay Leeyihiin Isku Waara Oo Isku Reeya Ubad Khayr Qabana Kala Hela.
Aamiin…………………… Aamiin……………………………… Aamiin…………………