HAMBALYO HAMBALYO.Boqor Ahmed Sheikh Cumar Ceesh iyo Boqorada Hoodo Ahmed Cise Oomaar

HAMBALYO HAMBALYO.

AROOS
Waxaanu hambalyo Aroos u direynaa Boqor Ahmed Sheikh Cumar Ceesh iyo Boqorada Hoodo Ahmed
Cise Oomaar Oo xalay Arooskoodu ka dhacay Caasimadda Somaliland Hargeisa Gaar ahaan Hotelka
Scandanaviyanka. Waxaanu Ilaahay iddiinka baryeynaa Ubad kheyr Qaba, nolol wanaagsan oo cissi iyo
sharaf badan Aamiin Aamiin.
Waxa Hambalyada Diraya Dhamaan Reer Oomaar oo kala ah:

1. Aabo Ahmed Ciise Oomaar iyo Marwadiisa Qadan Jamac Ahmed.iyo Caruurtooda
2.Dayib Ciise Oomaar, Xaasaskiisa iyo Caruurtiisa.
3.Mubaarik Ciise Oomaar, Caruurtiisa.
4.Nimco Ciise Oomaar, Saygeeda iyo Caruurteeda.
5.Nuura Ciise Oomaar ,Saygeeda iyo Caruurteeda, iyo Hooyo Cadar aw saciid Awaale.
6.Reer A/rahmaan Ciise Oomaar, oo kala jooga Adduunka Dacaladiisa.
7.A/qani Mahamed Oomaar{,Maygaag}.
8.A/rahiim Mahamed Oomaar,Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.
9.Xasan  Mahamed Oomaar, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.
10.A/Fatah Mahamed Oomaar, Xaaskiisa.
11.A/Risaaq  Mahamed oomaar Xaakiisa iyo Caruutiisa.
12.Hussein Mahamed Oomaar.
13.Saciid Mahamed oomaar.
14.Cumaar Mahamed Oomaar.
15.A/kariim Mahamed Oomaar.
16.Suhuur Mahamed Oomaar, iyo  hooyo Ugaaso yuusuf ali shabeel, iyo
     Dhamaan reer Mahamed Oomaar Oo kala joogga Adduunka Dacaldiisa.
17.Ali Muhumad Oomaar (BOORKE), Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, iyo Dhamaan Reer Boorke.
18.Rooda Osamaan Oomaar, Saygeeda iyo Caruurteeda.
19. Ahmed Osmaan Oomaar.
20.Abdi Samad Abdulaahi Oomaar.
21.shabcaan Abdulaahi Oomaar ,Xaaskiisa.
22.Ibraahil Abdulaahi Oomaar,Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.
 
     Waxa Tahniyadan Arooska Soo Direy Dhamaan reer Oomaar Oo aan halkan lagusoo wada koobi
    Karin, Waxaanu Ilaahay Iddiinka Baryeynaa Inuu Gurigiinan ilaah ka yeello Guri Barwaaqo ilaahayna
    isu kiin barakeeyo Aamiin Aamiin.

    NUURA CIISE OOMAAR.
    LONDON.