Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

HAMBALYO MEHERKA..Cabdi Casiis Ismaciil cabdi iyo Hibaaq Xasan Nuur

AROOS

Anagoo kala ah Aabo Ismaciil cabdi Xasan Rakuub,Hooyo Hibo Xasan Faarax ,Ishraax Ismacil cabdi,Fadxiya Ismaciil Cabdi,Fahima Ismacil Cabdi,cabdikariim Ismaciil Cabdi,Cabdiqadir Ismacil Cabdi,Yasmiin Ismaciil cabdi ,Samsam Ismacil Cabdi,Nimco Ismacil Cabdi,Cabdilaahi Ismacil Cabdi,Cabdirsaaq Ismaciil Cabdi,Iyo dhamaan reer Xasan Rakuub  waxay Hambalyo Meher u Dirayaan ,Cabdi Casiis Ismaciil cabdi iyo Hibaaq Xasan Nuur Oo uu dhawaan meherkoodu  Hargeysa..

Waxa ay leeyihiin noqda reerihii aqal-galkooda ku gaadha guul iyo barwaaqo.. Gacal iyo sokeeyaba, guurkiinna lagu farax.. Aamiin
Please follow and like us:




Leave a Reply