Ogeysiis…..Safaaradda Somaliland Ee UK, Wasiirka Macdanta, Tamarta iyo Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Eng. Xuseen Cabdi Ducaale iyo kulanka caawa kasoo qaybgal.

Asalaamu Caleykum,
Salaan media_077
Ogeysiis muhiim ah
Safaaradda Somaliland ee UK waxay ogeysiineysaa dadweynaha reer Somaliland ee ku nool UK in uu Wasiirka Macdanta, Tamarta iyo Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Eng. Xuseen Cabdi Ducaale oo ka mid ahaa wefdigii Madaxweynaha Somaliland ku wehelineyey booqashadii Turkey oo imikana booqasho shaqo ku jooga dalkan UK uu kulan xog warran ah la yeelan doono dadweynaha  reer Somaliland,
maalinta Jimcaha ee Bishan March tahay 22, 2013 haddii EEBBE idmo.
  Shirku wuxu bilaabmayaa 6pm
Goobta kulanku waa:
Nadi Park Royal
260 Old Oak Common Lane
NW10 6DX
Nearest tube station: Wilesden Junction Bakerloo line iyo British rail
Buses: 228 and 266
  Faahfaahin dheeraad ah kala xidhiidh 0207 702 7064 ama
07507666885