Waxa xalay lagu qabtay kulan balaadhan oo ay isugu yimadeen dad aad u fara badan oo ka mid ah jaaliyadda Somaliland ee dalkan degan kulankaas oo lagu daa-furaayey mideynta ururadda Somaliland ee dalkan ka jira, kulankaas oo ay soo buux dhaafiyeen dadweyne ka kooban bulshada reer Somaliland ee dalkan Ingiriiska degan iyo Ururo aad u farabadan oo kasoo qaybgalay kulankan.
Lasoocda dhawaan warbixin dheeraadda, ururadda magacyadooda iyo sawiro dheeraaddaba.
HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO SAWIRO DHEERAADA..