Daawo quruxda magaaladda Mogdisho oo sare u kacay bilihii ugu danbeeyey

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, waxaa bilihii u danbeeyay ka bilowday dib u dhis xoogan, sidoo kale waxaa magaalada kusoo qul-qulaya maalinba maalinta ka danbeysa dad aad u badan kuwaasoo dhowr iyo labaatankii sano wadanka ka maqnaa.

Daawo sawiradan quruxda badan