Hambalyo Meherka..ABOKOR CABDILAAHI CALI IYO ILHAAN FAARAX DAWAARE oo meherkodu ka dhacay Ceerigaabo

AROOS

Axmed Mire Maxamed iyo Xaaskiisa
Saynab Faarax Dawaare iyo Caruurtooda
Maxamed Axmed Mire iyo Xaaskiisa
Maxamuud Axmed Mire
Faarax Axmed Mire
Xamse Axmed Mire
iyo Dhamaan reer Faarax Dawaare
Dhamaan reer Mire  Maxamed
Dhamaan Reer Shire Maxamed
Dhamaan reer Faaax Doodi
Dhamaan dadkaas ookala jooga dalka dibadiisa iyo gudahiisu waxay TAHNIYAD meher u dirayaan
ABOKOR CABDILAAHI CALI IYO ILHAAN FAARAX DAWAARE
oo meherkoodu ka dhacay magaaladda Ceerigaabo gaar ahaan Hotel Sanaag 7.4.13
Waxay dhamaan dadkaasi u rajeynayaan in ILLAAHAY ka dhigo labadii isku raaga aroos khayr qaba,cafimaad iyo ubad khayr qaba.

 

Hadaanu nahay Bahda SalaanMedia waxaanu anaguna u direynaa Hambalyo la mid ah Illahayna haka dhigo labadii isku raaga,caafimaad iyo Cimri dherer.

Amiin   Amii   Amiin