Jaaliyadda Somaliland ee dalka Fransiiska kulan ay isugu yimadeen ku doortay hogaan cusub.

 

Shir ay Xalayto oo ahayd 31.3.13 ayey qaar ka mid ah jaaliyadda Reer Somaliland ee degan dalkan faransiiska isugu yimadeen kulan deg-deg ah kuna doorteen hogaan cusub oo dar-dar galin doona hawlaha jaaliyada,hawlo badan oo ay ka wada hadleen waxa ugu horeeyey sidii jaaliyadu ay uga qayb qaadan lahaayeen mudaharaadka bishan 11 ee ka dhacaaya Brussels uga qayb qaadan lahaayeen.

1

Kulankaa oo ay dadkii kasoo qaybgalay ay ka mid ahayd Mujaahidada weyn Sahra Halgan ayaa kusoo dhamaadan is afgarad iyo wada shaqeyn buuxda.

2

 

Wixii kasoo kordha iyo Waraysiba la socda.

Xamse Axmed Salaan

London

info@salaanmedia.com