MUJAAHID AXMED MIRE OO TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAAYA ILLAHAY HA U NAXARIISTEE Ex.Colonel Maxamed Cabdi Adan (Dhancade )

MUJAAHID AXMED MIRE OO TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAAYA ILLAHAY HA U NAXARIISTEE Ex.Colonel Maxamed cabdi Adan (Dhancade )

 

       
 

INAALILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.

Mujaahid Axmed Mire Maxamed oo ku sugan dalka Ingiriiska gaar ahaan London , Xaaskiisa iyo caruurtiisu waxa ay tacsi tiiraanyo xanbaarsan u dirayaan Geerida Naxdinta leh ee ku timid Alla Ha u naxariistee Ex.Colonel Maxamed Cabdi Adan (Dhancade ) oo ku geeriyooday Magaaladda Hargaysa 1.4.13, Mujaahid Axmed Mire. Ilaahay ha u naxariistee Ex.Colonel Maxamed cabdi Adan (Dhancade ) waxa uu ahaa Hogaamiyahii aaga Bari ee Ciidamada Somaliland waxaanu ku tilmaamay shaqsi aad u muhiima ah,In badana ku jiray hawl qaran.

ILLAHAY waxaan uga baryaynaa inuu naxaiirstii jano ka waraabiyo eheladii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo .

 

Amiin                                                                       Amiin                                                                          amiin