Taliyihii Aaga Bari Ee Ciidanka Qaranka Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

Salaan-media_011

Hargeysa (SM)-Alle ha u naxariistee taliyihii ciidanka qaranka Somaliland ee aaga bari Taliye Maxamed Cabdi Aadan (Dhan-cadde) ayaa xalay waqti dambe ku geeriyooday magaalada Hargyesa .

sida uu Oodweynenews u xaqiijiyey Maxamed Ismaciil Aadan Oo ay ilmaadeer ahaayeen taliyahan dhintay  waxa uu taliyuhu xalay ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaaalla xaafadda Sayladda ee magaalada Hargyesa abaare 3:30 kii habeenimo.

taliyahan oo muddii ugu dambay say xanuunsanayey ayaa waxa maanta lagu aasi doonaa xabaalaha  Naasa-hablood ee magaalada Hargyesa .

dhammaan bahda Oodweynenews waxay tacsi u diraysaa ciidanka qaranka iyo guud ahaan eheladii uu ka baxay  Taliye Dhan-cadde , waxaanu ihaalay uga rajaynaynaa in uu marxuumka janaddiisa geeyo Aaamin Aaamin.

Salaanmedia.com,Hargyesa Office