War-murtiyeed ku saabsan Xuska Somaliland ee 18 May 2013 UK

Safaaradda Somaliland ee UK waxay ogeysiinaysaa dadweynaha reer Somaliland in sannadkan 18 May loo xuso qaab cusub oo laga dhigi doono munaasabad ballaadhan oo maalin iyo habeen socon doonta laguna soo casuumi doono saaxiibbada Somaliland…

Ujeeddo: Magacaabis Guddiga qaabanqaabada Xafladda 18 May 2013 ee UK

 

Asalaamu caleykum,

Walaalayaal sida aynu la soconno waxa innagu soo fool leh 18 May oo ah maalinta qaranka Somaliland.

 

Haddaba Safaaradda Somaliland ee UK waxay ogeysiinaysaa dadweynaha reer Somaliland in sannadkan 18 May loo xuso qaab cusub oo laga dhigi doono munaasabad ballaadhan oo maalin iyo habeen socon doonta laguna soo casuumi doono saaxiibbada Somaliland.

Sidaa darteed waxanu halkan idinkula socodsiinayaa inaanu guddigan hoos ku xusan u magacawnay qabanqaabada agaasinka xafladda 18 May 2013.

 

No Magaca

1 Cali Adan Cawale – Guddoomiye

2 Cabdalla Salim – Xoghaye

3 Xariir Xirsi Adar – Agaasime

4 Amran Bile – treasury

5 Yurub Qaalib Faarax

6 Maxamed Cumar Maygaag

7 Maxamed Warsame Boos

8 Axmed Cali Maxamed Nahi

9 Amal Suleiman Diriye

10 Maxamed Jamac Koodbuur

11 Saynab Xaji Gaydh

12 Iimaan Mohamed Issa

13 Cabdulfatax Nuur Adan

14 Yasmin Abokor

15 Maxamuud Maxamed Cartan

16 Cabdiraxman Maxamed Adan

17 Anwar Maxamed

18 Adan Axmed Deria

19 Ugaas Haroon

20 Eqbal Farax

21 Roda Maxmud Ibrahim

ALLAA mahad leh,

Cali Adan Cawaale

Wakiilka Somaliland ee UK