Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID oo xilal Cusub Ansixiyey

ucid

Salaasa, 09 April 2013

 

Ku: Saxaafadda Madaxabanaan

 

ASC Dhamaantiinba,

 

Ujeeddo: Ansixin Xilal Cusub oo Xisbiga UCID

 

Waxa farxad weyn ii ah in aan ansixiyo isla markaasna shaaciyo magacyadda Guddida Xisbiga UCID  faraciisa Waqooyiga London  ee ay iska soo dhex doorteen xubnaha iyo taageerayaasha  Bahweynta Xisbiga UCID dhawaantan.  Arrintani waxa ay qeyb ka tahay istaraatijiyadda uu Xisbigu qaatay ee uu ku doonaayo in uu dub ugu soo dhiso dhismaha xisbiga  laantiisa London  oo ka soo unkantay xagga hoose (Bottom-Up Approach).  Waxa kale oo aan rajeynayaa in faracyadda kale ee London soo dhameystiri doonaan dhismaha Xisbiga si loogu gudbo dhismaha guud ee Xisbiga Ucid UK.

 

Magacyadda iyo xilalka guddida:

 

1.       Cabdiladif Cumar Cali (Guddoomiyaha Xisbiga ee Waqooyiga London)

2.       Cabdi Daahir Goley (Guddoomiya Ku-xigeenka)

3.       C/xakiim Camuud Axmed (Xoghayaha)

4.       Raxma C/raxmaan Jaamac (Guddoomiyaha Garabka Haweenka)

5.       Axmed Cumar Jaamac (Guddoomiyaha Garabka Dhallinyaradda)

6.       C/llaahi Shukri Xuseen (Guddoomiyaha Dhaqaalaha )

7.       Axmed Barre Xasan (Madaxa Abaabulka iyo Wacyigelinta)

8.       Maxamed Xasan Jafal (Xubin)

9.       Axmed Muxumed Ibrahim (Xubin)

10.   Sacad C/raxmaan Jaamac (Xubin)

11.   C/risaaq Xasan Cali (Xubin)

12.   C/kariim Maxamed Aare (Xubin)

13.   Fu’aad Cubeyd (Xubin)

 

Waxa aan ku rajo weynahay in aad si xilkasnimo leh u gudan doontaan xilkaasi iyo mas’uuliyadaasi la idiin doortay.

Allah Mahad Leh

 

Axmed Aden Ismaaciil (Keyse)

Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID