Daawo sawiro…Banaan-baxyo looga soo horjeedo mooshin ka dhan ah dawladda Soomaaliya oo ka dhacay Mogdisho

Wadada Makka Al-mukarama oo kamid ah wadooyinka Halbowlaha u ah caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxaa xilligaan lagu arkayaa dibad baxayaal marba marka ka danbeysa soo badanaya oo ku dhawaaqaya dowlad diid doonimeyno.
Dibada baxayaasha oo u badan caruur iyo haween ayaa waxa ay si aad uga soo hor-jeedaan Mowshin ka dhan ah xukuumada Soomaaliya oo ay gudbiyeen xildhibaano Soomaaliyeed inkasta oo qaarkood markii danbe ay ka tanaasuleen arinkaasi.
Banaan baxaan oo ah mid si nabad ah ku bilaawday ayaa waxa lafilayaa in uu magaalada dhan saameeyo inkasta oo aan la ogeyn xildhibanada Mowshinka wadaahi waxa uu ka tari karo.
babaanax_diidmo_13babaanax_diidmo_11

babaanax_diidmo_6babaanax_diidmo_3

 

Xafiiska Shabakada

Salaanmedia/ Mogdisho