29 / 5 / 2013
Waxa  aan salaamayaa dhammaan
Bulshada  soomaalilaan gudo iyo dibadba
Salaam  ka dib waxa aan doonayaa in aan
Wey  diiyo wixii aynnu doonayeen 18 /5 /1991
Waxa  aqan xasuus taa arin ka dhacday
Dalka  Sucuudiga berigii loo shaqa tegi jiray
Markaa  waxa jiray nin baakistaani ah
Oo  umadax ahaa shaqaale soomaali ubadan
Markaa  ninbaa jiray soomaali ah marka shaqada
La  soo galo ayuu Beeb weyn gudihiisa seexan jiray
Ninkan  madaxda ihi muddo ayuu ninkii la socday
Arinkiisa  kumuu degdegin inuu  cishadii ugu horraysayba
Lahadlo  dhawr wig  ka dib ayuu uyeedhay
Goor  ay tahay wakhtigii laqadeyna yay
Waxa  uu yidhi yaa xagar leesh anta fii tacaal hinaa
Anta  maa fii tacaal fuluus qaabkan aan wax uqoray
Waa  sida ay eeshiyaan ku ugu hadlaan luqadda carab ta
Macnaheeduna  waxa weeye xagaraw meeshan umaad iman
Inaad  lacag ka hesho
Ujeedadaydu  waxa weeye qofka horuumar doona yaa
Waddadeeduu  maraa
Waxa  la yidhi runtu dadka way kanixisaa
Waxes  ma yeesho dad badan baa ka naxaya
Laakiin  waxaba idin yeeli mayso wax inoo wada dana
Ayuun bay sheegaysaa
Â
Maxamuud  cismaan faarax ( moholin)Â