SAFARKII AANU KU MARAYNAY MEELO KA MID AH QAARADDA YURUB LASOCO

Waxa aanu safar gaaban ugu ambabaxnay qaar ka mid ah qaaradda Yurub oo maalintii jimcaha aanu kaga qaybgalnay xarunta EU ee Brussels oo aanu idiinka soo dirnay sawiro iyo warbixino kala duwan,Waxa aanu maanta oo ah Sabti 18.5.13 ku sugan nahay dalka Holand oo aanu kaga qaybgalayno xafladda debaal-dega 22 guuradda gooni isutaaga Somaliland.

Lasocda warbixino kala duwan oo aanu idiinka diyaarinayan safarka oo ay nagu weheliyaan Aqoonyahan Sacad Maxamed Qawdhan Fanaanka Yuusuf Dheere iyo dhalinayro aqoonayahano ah oo reer London ah.

2

Xamse Axmed Salaan

Holand

xamse100@gmail.com