Xaflada soo dhawaynta madaxda xisbiga UCID ee wadanka Ingiriska (united Kingdom)

Xaflada soo dhawaynta madaxda xisbiga UCID ee wadanka Ingiriska (united Kingdom)

 ucid
A SALAMU CALEYKUM
 
Dhamaan jahliyada somaliland ee ku dhaqan wadan ingiriska iyo nawaaxigiisa
waxaanu udinku soo marti qaadayna hadaanu nahay xubnaha xisbiga new ucid ee uk
inaad nagala soo qayb gashaan soo dhawaynta madaxda xisbiga new ucid ,iyo siyaasiga cusub
ee reer somaliland aqoonyahan MD JAMAAL ALI HUSSEIN , Ahna musharaxa jagada madaxweyne
ee xisbiga ucid. oo maalmahan inoogu marti ah wadankan uk.
oo warbixin, wada tashi.iyo sidii wadankeena wax loo tari lahaa inagoo isku duuban,
oo ku midaysan meel qudha,wax loo tari lahaa , dhan siyaasadeed, dhan dhaqaale. iyo dhan baraarujin aynu dadkeena
iyo dowladeenada wax ugu sheegi lahayn, wixii khaldana uga hor istaagi lhayn wixii saxsana aynu ku taari lahayn.
 
aArintaaso uu Md jamaal ali hussein in badan ka soo wadey wadamada shiisheeye isagoo siyaasi ah iyo isagoo
shaqsi somalilander ah ba , se maanta wuxuu inaga dalbanaya inaan cududiina siisan, ucid aad u heelisaan
codkiina caalamka ha u iibgeeyo.. gooni isku taaga somaliland ,iyo sidii u qaranka u hogaamin laha weeye howsha u wada
 
idinkoo mudan meel walba oo aad joogta nagala soo qaybka waxayna xafladu ka dhacayaan magalooyinka 
 
 
1 birmingham: jimcaha 10/05/2012………kala soo xidhiidh:07944726228
 
2:london sabtida: 11/05/2013……………kala soo xidhiidh:07787432115
 
3:bristol axada: 12/05/2013……………kala soo xidhiidh:07957258741…..location: bristol hotel..bs1 4qj
 
hadii uu alla idmo
 
allah mahadle
 
 
Rashiid a Abdillahi