Xafladii dabaal-dega ee 18 May magaalada BRISTOL UK.+SAWIRO

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Waxa   habeenkii xalay oo ay  bishu  tahay  21/05/2013 kaqsoomay  magaalada  BRISTOL UK   munaasibad aad   iyo aad u  balaadha  oo ay  ilyartu isaqabatay     xafladaasi oo kadhacday   BRISTOL HOTEL  PRINCESS  STREET  BRISTOL  ujeeda  munaasibadan  oo ahayd  dabaal dega   18 may      22  guuradii  kasoo wareegtay dib  ulasoo  noqoshada     madax banaanida   somaliland   ayaa    waxa  ay  kadhacday  magaalada   BRISTOL UK.

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

  munaasibadan  oo  ay   kasoo  qaybgaleen  wefti  balaadhan  oo  uu  hogaaminaayo  madaxweyne kuxigeenka      jamhuuriyada   somaliland   mudane    cabdiraxmaan    cabdilaahi  ismaacill     sayli..   2. wasiirka    maaliyada     cabdi casiis  maxamed    samaale.    3. wasiirka     ganacsiga   mudane   cabdiqaadir    khaliif   axmed .   4.wasiirka   difaaca  mudane   Axmed   xaaji    cali   cabdi  [cadami]. 5.   wasiirka  ku xigeenka       wasaarada  waxbarashada  iyo tacliinta  sare  mudane  cali  xaamud    jibriil.

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

6. xildhibaan    cabdilaahi    xuseen    cige    [Balaaki] 7. gudoomiye  ku xigeenka   kowaad  ee  xisbiga  kulmiye    mudane       mujaahid    maxamed   kaahin. 8.  safiirka  wareega    mudane    kaysar   cabdilahi  maxamed.    iyo   lataliyaha   madaxweynaha    ee  arimaha  haweenka  somaliland  marwo    amaal   xaaji  miisan.  iyo  safiirka   somaliland  ufadhiya  uk mudane  CALI  ADEN CAWALE    waxa   weftiga  somaliland    lagu soo dhaweyey      maqaam aad  iyo aad  u  saraysa  iyada oo aad  dareemaysay  sida   ay ugu  faraxsanyihiin  inay  kala   qayb galaan   bulshada   reer  somaliland ee   qurba joga     dabaal dega   18 may  oo  ah  maalin     dalkan    iyo  dadkiisaba  ugua  fadhida    maalin    weyn  oo ah  mid  aan    la  ilaawikarin.      
OLYMPUS DIGITAL CAMERA
Ugu  horeyn    wefitigi uu  hogaaminayey    madaxweyne kuxigeenka    somaliland   ayaa  waxa   ay aad  iyoaad  ugu  mahadnaqeen     jaaliyada   reer   somaliland ee     ku  nool   uk  gar  ahaan  jaaliyada  somaliland   magaalada      bristol   sida    milgaha  iyo  qiimaha   leh   aad  noo soo   dhawayseen.  wanan  iidin  mahadcilinayaa   ayuu  yidhi  madaxweyne  ku xigeen ka  waxanu  bulshada  reer  somaliland ee  qurbaha  ku  nool  ugu  baaqay  inay  qaranimada  somaliland   ay  meel  uga  soo wad jeestaan    ayna  iskuduubnaandan    .  iyada  oo   halkasi     qudbado   qiimo   badan  laga  soo jeediyey   oo aanan  halkan  kusoo wada   gudbi karin  dadkii  halkasi   kahadley dhamaantood.  
OLYMPUS DIGITAL CAMERA
Wasiirka  maaliyada  somaliland      oo  halkaasi  kahadlay  ayaa    ku dheeraaday  in    meel  loga  soo  wada  jeesgto     qadiyada    jamhuuriyada  somaliland    waxaanu  uga  waramay   jaaliyada  somaliland  ee   magaalad  bristol   xaalada     dalku maraayo     isaga oo  yidhi     maanta  dalkeenu  waxa    uu  marayaa    meel    lagu faani karo  horumarka   ay  dawladu  samaysey  taasi oo   uu  yidhi    dawladu   kaligeed wax  ma qaban karto   hadaan    shacabkuna  garabtaagneenayn.    sidaa  daraadeed    waxan  iidinkula  talinayaa  inaad   wadankiina   kaqaybqadataan   horumarkiisa  iyo  kobcinta  dhaqaalihiisa    meelna   loga  soo  wada  jeesto    danta  umada.
OLYMPUS DIGITAL CAMERA
 Mar  uu  lahadleyey   jaaliyada  qurba joga  somaliland    ayaa   waxa   uu   yidhi  waxa  idiin la gudboon   inaad   isku duubnantaa oo aad    noqotaan   kuwo  isku duuban   oo  ah    ul iyo deerkeed.  waxa     isagana      halkasi    kahadlay      gudoomiye  ku xigeenka kowaad  ee  xisbiga   kulmiye     mujaahid  maxamed   kaahin    isaga   oo  umahadnaqay  dhamaan    dadkii    munaasibadasi   sharafta leh  soo abaabulay   iyo  kuwii  kasoo  qaybgaleyba.     OLYMPUS DIGITAL CAMERA 
Marwo  amaal  xaaji     miisan  ayaa   iyada  halkasi   kalmad ka tidhi  iyada oo  haweenka  qurba  jooga ah  lahadlaysa   ayaa  waxa  ay  tidhi    haweenku  wa  lafdhabarta    qoyska  kasta    sidaa darteed   waa  inay   haweenka  ku nool   qurbaha   ay   kaqaybqataan    horumarka  iyo maalgashiga  wadankooda  intaba.       munaasibadan   oo  ahayd   meed  aad iyoa ad   loos  soo  agaasimay     iyada  oo      si toos ah   live  ah loga daawaneyey   TVGA  QARANKA  somaliland.     ayaa    dhamaan  dadkii  soo qayb  galayey  waxay  ahaayeen   kuwo aad  iyo aad   ugu  faraxsan  inay  lakulmaan    madaxdkii  wadankooda  oo    bal    ay  isxaal  wareystaan. ,                                    
OLYMPUS DIGITAL CAMERA
Salaanmedia/Bristol UK
 
Abdi  Baruud  [Cabdi Xarago]    Bristol UK..