FARIIN KU SOCOTA MUSHARAXA MADAXWEYNE KU XI GEEN XISBIGA UCID :CABDIRASHIID XASAN MATAAN

FARIIN KU SOCOTA MUSHARAXA MADAXWEYNE KU XI GEEN XISBIGA UCID :CABDIRASHIID XASAN MATAAN.
Waxaan aad uga xumahay in uu Cabdirashiid Xasan Mataan oo ah ninka isu diyaarinaaya inuu wadankan soomaaliland mustaqbalka kanoqdo madaxweyne ku xigeen shalay markii walaashhiis luul xasan mataan waraaqda bedelka uu uqorey wasiirka shaqada iyo arimaha bulshadu GARAAD ooaniga aabahaya uu cabdi rashiid rag uu kadambeeyaayi ay telefoono udireen wasiirka ooay ku leeyahiin hadaad luula udayn weydo meesheeda waanu ku dili.
Aniga iyo inta garaad u eheka ah wasaarada waxii la bedelaayo iyo waxii la deynaayo nooma taalo ee aabahay wax allaale waxii la gaadh siiyo
cabdirashiidow adaa uqoolan.
GARAAD
Axmad garaad
Ottawa canada