Lasoco waraysi dhinacyo badan oo aan idiinka hayso Ganacsade Khadar Aadan Koodbuur oo safar uu ku tagay Ethiopia.

Waxa dhawaan safar ku tagay Dalka Ethiopia Khadar Aadan Koodbuur oo ka mid ah ganacsadayaasha dalkan Ingiriiska degan. Safarkiisa oo ku saabsanaa mid ganacsi Waxa aanu idiinka haynaa waraysi dhinacyo badan tabanaaya.

waxa uu socdaal ku kala bixiyey Wabiga Blue Nile oo laga dhalinaayo dab , Waxa uu ku fadhiyaa masaafo dheer.

 

Safarkii Khadar Aadan Ismaciil (Khadar Koodbuur) ee Dawlad degaameedka Soomaalida Ethiopia. Daawo video

Lasoco dhawaan Inshallah.

Salaanmedia/London