Safarkii Khadar Aadan Ismaciil (Khadar Koodbuur) ee Ethiopia iyo warbixin ku saabsan fursadaha ganacsi ee ka jira dalkaasi.

 

IMG_1746

DSC00850

Khadar Aadan Ismaciil waa ganacsade degan dalkan Ingiriiska,,Waxa safar 2 weeg qaatay uu ku tagay dalka Ethiopia halkaas oo uu kaga qayb qaadanaayey maalgashi dadka qurba jooga ah ee kasoo jeeda degaanka Ethiopia ay ku maal gashanayaan webiga Abbey  oo ah mid la doonaayo in laga dhaliyo laydh,Safaaradda Ethipia ay ku leedahay dalkan Ingiriiska ayaa ku wargalisay in Khadar in lagu casumay shir ka dhacaaya Ethiopia.Khadar markii uu ka degan dalka Ethiopia waxa uu aad ula dhacay sida quruxda badan ee maqaamka sareeya ee lagu soo dhaweeyey,markii uu ha degan gagida diyaaradaha ee Adis-Ababa.

Khadar waxa inuu uu joogan ka qayb galay shirar kala du-duwan oo ku saabsan ganacsiga iyo horumarka ka socda dalka Ethiopia,waxa kale oo uu safar ugu kici timay wabiga Nile oo uu soo indho-indheynaayey tasoo uu kusoo arkay waxyaalo aad u cajiiba oo uu ku tilmaamay mid u baahan in laga faa’ideysto. Wasiiro uu ugu horeyo Wasiirka Arimaha Dibada Ethiopia iyo wasiiro kale ayaa aad noogu soo dhaweeyey dalka Ethiopia tasoo ku tusaysa sida loo daneynaayo dadka qurbaha jooga ee kasoo jeeda degaanka Ethiopia in ay maal gashadaan oo ay wax ka qabsadaan dalkooda.Waxa khadar Koodbuur la gudoonsiiyey madal aad looga buuxo shahaado sharaf uu gudoonsiiyey Wasiirka Arimaha Dibada Ethiopia, waxa uuna ku muteystay maalgashiga uu ku sameeyey iyo dhiiranaanta.

DSC00819

Ugu danbeytii waxa uu kusoo dhamaaday jawi aad u qurux badan waxa uuna mahadnaq u dirayaa dhamaan madaxdii sida quruxda badan usoo dhaweysay.

Salaan media_005

DSC00875

 

 

 

 

 

DSC00925Salaan media_005DSC00842

 

Salaanmedia/London

 

Â