WAXAAN UGU BAAQAYAA SALAADIINTA IYO SIYAASIYIINTA BEELAHA ISAAQA INAY DAGAALKAN FARA GALIYAAN KA SOCDA SH/HOOSE

Habiil

Waxaan halkan ku cadeynaynaa dhibaatooyinka guutada 3aad ciidamada dawlada kumagacaaban ee maleeshiyo beeleedka ah ay kuhayaan shacabka kunool inta udhaxaysa Muqdisho ilaa iyo marka oo ay degaan qabaailka Biyomaal,wacdaan, halkaasoo monitoring group ay kawarameen waxay guutadaasi ugaysatay shacabka shabeelaha hoose iyagoo kasoo jeeda beelaha dega galgaduud ee guri ceel iyo dhuusa mareeb in maanta ay marayaan in imaamkii dhamaa uu raadiyoowga muqdisho lasoo fadhiisto Biyomaal baan kuduulaynaa anagoo qabiilka habargidir ah.

Waxaan usheegaynaa inaanu dagaalku ku ekaanaynin shabeelada hoose ee uu kadhici doono meelwalba oo beesha Dir kunooshahay imaamka Cayr inuu Biyomaal dagaal in lagu qaado uu kudhawaaqo Cayrna uu 10,000 oo qof in kabadan ay kunoolyihiin Somaliland deegaanadeeda oo waliba ciidamada iyo booliskaba la qoray oo ay nabad kunoolyihiin Isaaq dhexdiis qaxootigii ugu badnaa ee waqooyi uqaxay markii Etoobiya dalka qabsatay ee cayr lagumaadayey dakii uhiiliyey inay walaaladood maanta sidaa ugu duulaan waxay cadaynaysaa inaan colaad mooyee wanaag lawadin meesha imaamku uu dagaal qabiil kaga baaqayo halkuu isagu dajin lahaa bil rabadaan dhexdeeda waxaa lahubaa in dulmigu aanu meel gaadhaynin daalimkuna aanu guulaysanaynin, WAXAAN UGU BAAQAYAA SALAADIINTA IYO SIYAASIYIINTA BEELAHA ISAAQA INAY DAGAALKAN FARA GALIYAAN OO BEELAHA CAYR EE DAGAALKA WADA KHAAS AHAAN BEESHA HABAR AJI SI DAG DAGA LOOGU YEEDHO ODAYAASHOODA WAQOOYI JOOGA LOONA SHEEGO INAANAY WAX LA’AQBALI KARO AHAYN INAY MAANTA DUULAAN KUQAADAA BIYOMAAL IYADOO DAGAAL KALE BIYOMAAL KAGA FURAN YAHAY DHINACA KISMAAYO OO BEELO KALE OO KENYATI SOO KAXAYSTAY AY KISMAAYO KASOO BARO KICIYEEN SHACAB BADAN OO BIYOMAALA, WAA IN HADII DAGAALKA AY JOOJIN WAAYAAN DUULAAN CIIDAN IYO GURMAD DHAQAALEBA LOO DIYAARIYAA IN LALA GARAB ISTAAGO BEESHA BIYOMAAL OO 23 SANADOOD KUHOOS DULMANAYD BOOBNA AY KUHAYEEN MALEESHIYAAD KASOO JEEDA BEELAHA CAYR SI ARXANDARO AH ULA DHAQMAY SHACABKA MASAAKIINTA AH EE DEGA SHABEELAHA HOOSE, MAANTA MATAAGNA XILI LAGA AAMUSO XAALADA KAJIRTA SHABEELAHA HOOSE DULMI NINKII TAAGEERA ISAGAA KUGUBANAYA EE HALA JOOJIYO DULMIGA GACAN HALAGU JOOJIYO IYO AFBA, WIXII IMIKA KADAMBEEYANA WAA IN LAGEEYAA CIIDAMO TABABARAN OO LAGA KEENO DJAPUUTI IYO SOMALILAND SILOOGA ILAALIYO DULMIGA SOO NOQNOQONAYA EE LAGU HAYO BEELAHA BIYOMAAL.

Habiil Cabdi Haybe

London