dawladuhu siday ku abuurmeendunida?

CALI
Dadka reer soomaaliland waxan doonayaa inaan uga waramo sida  dawladuhu ku dhasheen. iyo halkankii umaduhu u soo mareen,ee adkaa ,                                                       Dhab ahaantii waxaa jira aragtiyo, oo sharaxaad badan ka bixinaya sida dawladi ku abuuranto(unkanto),waxaana ugu cansan laba aragtiyo,oo kala ah .
                            
1-Aragtida (heshiis bulsho) (social contract theories) .aragtida heshiiska bulsho oo ay ka qaybqaateen faylasuufyo iyo aqoon yahano,waxay yidhaahdeen;dadku ka hor intii aysan dawladda baran waxay ku jireen DAGAAL iyo BAQDIN joogto ah, noloshooduna waxay ahayd mid gaaban,sabool ah,lana necbaysto,,dhi badana.Hadaba siday dadku uga baxaan baqdinta joogtada ah ee dhextaata ,una helaan nidaam iyo kala danbayn,waxay dan u arkeen inay dad (qof)ahaan uga tanaasulaan xoriyadooda,kuna wareejiyaan xaakim (taliye)kala dhex gala.oo xukunka waxaa lagu tilmaamaai(meteli)karaa inuu yahay AMAANO DADKII LAHAA ,MADAXDA U DHIIBTEEN .madaxduna waa shaqaale bulshada u adeega.hawshooduna waa inay bulshada u helaan NABAD  iyoLADNAAN.
                            
Waxaana laga maarmaan noqday in xaakimu  yeesho AWOOD uu NIDAAMka ku  ilaalin karo,in guud haan ,aragtidan  waxay qabtaa (dawladdu tahay MID KA DHALATAY, baahida dadka ,iyagunaay ikhtiyaarkopoda DOORASHADOODA KU SAMEEYEEN..      QAYBTA DANBE WAXAYNU ka hadli doonaa ..dawladuhu noocyada ay kala yihiin .       1-Budhcad deggen .
 2-budhcad aan degenayn(sida ka taagan koonfurta ) . 
3-qawlaysatada (sida mayeerteeniya ka taagan) .
4- Qaar maamul jilicsan sameysta ,sida (somaliland ) oo kale ,lajiifiyaana banaan .
 iyo aragtida jujuubka iyo waxyaabo kale                     
 lasoco qaybta danbe                      
 
Cali Maxamed BiixiÂ