Ilhaam Faleebo Waa Qof Sharaf Iyo Sumcad Leh Mana Geydo Ceebaha Iyo Sawiradda Faashilka Ah Ee Madaxtooyada Kulmiye Laga Soo Abaabulayo

Ilhaam Faleebo Waa Qof Sharaf Iyo Sumcad Leh Mana Geydo Ceebaha Iyo Sawiradda Faashilka Ah Ee Madaxtooyada Kulmiye Laga Soo Abaabulayo

Ilhaam Faleebo oo mudooyinkii udambeeyayba ka damqatay hab maamulka siloon ee xukumada kulmiye ee salka ku haya is beeleysiga iyo qabyaalada qaawan ee dabarka goosatay ayaa ka diyaarisay ama ka aliftay masrixiyad sugaaneed amba riwayaad taaso inta aqalka madaxtooyada hadhstaa ay ka cadhootay 

Ilhaam oo eebe hibo usiiyay sharaf iyo sumcad aqoon mufakarnimo udheertahay ayaa marki ay aliftay masrixayad suugaaneedaasi kadib ayna ka cadhoodeen qolada madaxtooyadu ayaa waxa xubno adeegyada internetka siilaanyo wax ugu dira loo xil saaray inay daacayad la daba galaan ilhaan ayna soo sameeyaan sawiro ay leeyihiin ilhaan ayaa sex samaynaysa waxana sida ila xog ogaal ahi noo sheegayaan loo xilsaray sidii ilhaam loo dacaydin laha ayna uga waala lahady inay xukumadda ka hadasho loo xil saaray sharmarke axmed muxumud geel oo ah xoghayta wasiir xirsi iyo naasir naska 

Xigasho DuufaanMedia