MAXKAMADDA DARAJIADA KOOWAAD OO CIIDAMADA QALABKA SIDA OO XUKUN DIL AH KU RIDDAY EEDEYSNAA LAGU HELA

Aug 3 , 2103 Muqdisho (SM)-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Muqdisho ayaa maanta xukun dil ah ku riday ninkii lagu eedeeyey inuu dilay Wariye Xassan Yusuf Absuge oo sanadkii hore lagu dilay magaalada Muqdisho.
Wariye Xassan Yusuf Absuge oo la dilay 21kii bishii September ee 2012, ayaa u shaqeyn jiray Idaacada Radio Maanta oo fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho.
Halkaan Ka Daawo