Â
OGEYSIIS: JAALIYADDA SOMALILAND EE FINLAND.
Xildhibaan Nasir X. Cali Shire kana mid ah Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland,
ahna Guddoomiyaha Jaamacadda Golis ee Berbera ayaa kulan xogwaran dhinacyo badan ah
la yeelan doona Jaaliyadda.
Kulanka waxaa lagu qabanyaa:
Cinwaanka: Nokiantie 2-3,3krs, Helsinki
Waqtiga : 25.08.2013
Maalinta: Axadda
Saacdda: 4ta ilaa 7da Galabnimo
Tel. + 358 9 7537746
Mahadsanidin
Guddiga Jaaliyadda Somaliland
ee Finland
Wararkii ugu dambeeyey