Tacsi: Ka Timi Dhamaan Reer Abdillahi Sool Kuna Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Suldaan Bare Warsame.

tacsi

Tacsi: Ka Timi Dhamaan Reer Abdillahi Sool Kuna Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Suldaan Bare Warsame.

Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timi Marxuun Suldaan Bare Warsame .
 
Inalilaalilaahi wa inalilaahi rajacuun, Aniga oo ah Osman Abdillahi Sool iyo Dhamaanba Qoyska Reer Abdillahi Sool waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuun Suldaan Bare Warsame  Oo ku geeriyooday Dooxa Dacarbudhuq Gobolka Saaxil
 
Tacsidan waxa diraaya……
1- Osman Abdillahi Sool…Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.
2- Ali Abdillahi Sool iyo Xaaskiisa
3-Abdirisaaq Abdillahi SooL….Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
4- Dhamaan ila Mohamed Abdillahi Sool
5- Muxyadiin Abdillahi Sool….Xaaskiisa iyo Caruutiisa
6- Faisa Abdillahi Sool iyo Caruurteeda
7- Amina Abdillahi Sool iyo Caruuteeda
8- Ruqiya Abdillahi Sool iyo Caruurteeda.
9- koos Abdillahi Sool iyo Caruuteeda
 
Waxaanu  Ilaahay uga baryeynaa Marxuunka in uu naxariistii Jano ka waraabiyo, Eheladii uu ka baxayna samir iyo iiman ka siiyo.
By: Osman Abdillahi Sool. Copenhagen