Yaa wada dhibaatada Soomaaliya.

MAP

waxaan dhamaan salaamayaa akhristayaasha qiimaha badan ee ku xidhan salaan media oo ah ta ugu sidata wararka soomaliya, maanta waxaan halkan kaga waramayaa war bixin muhiima oo ay umada somaliyeeda dhami ubaahantahay inay ogaato dhibaatada ay kuhayaan shacabka somaliyeed dad aan inaba somalinimo kujirin ahayna somali asala oo ku gabanaya magaca somaliyeed ee ay huwanyihiin waana dad yaqaana shaadhka qabiilka sida loo isticmaalo laakiin aan qabiil somaliyeed dan kalahayn nafna uhaynin iyagoo isticmaalaya qabiilka daarooka la yidhaahdo ayey Somaliya oo markaa midawday oo gumaytayaashii talyaaniga iyo ingiriiska kaxoroowday ay iyagu heshiisyo gooni ah lagaleen talyaaniga heshiiskaa oo imika talyaanigu uu soo bandhigay wuxuu ahaa in laga ilaaliyao qabiilka dirka ah gaar ahaan biyo maal maamulka somaliya,

ciidamada, pooliiska, nabadsugida ,talcliinta iyo hayadaha awooda shrciga dawlada sida maamulka baarlamaanka iyo maxkamada sare waxaa layaableh qabiilka heshiiskaas galaya waxaa qabiilka majeerteen oo iyagu markay rabaan inay dan leeyihiin uun isticmaal yaa daaroodeey marka dantooda ay gaadhaana cidla kagak dhaqaaaqa qabiilkii ay isticmaaleen, waxaa nasiib darro ah in iyadoo heshiiska noocaas ahai uu talyaanigu lagalay majeerteen si uu u ilaalaiyo danahiisa gaarka ah ayaa hadana shacabkii somaliyeed ee waqooyi kunoolaa oo aan waxba ogayn ay kuqasbeen madaxdii somaliland inay midnimo bilaa shuruuda galaan waxan anigu u arkaa arinataasi inay qalad dhaca ahayd inkastoo midnimada somaliyeed aanay qalad ahayn laakiin shuruuduhu diintay kuqoranyihiin in laka dhigto shuruud hadii wax lawadaagayao si aan laysu qabanin,

waxaa somali kala dilay ee somaliland kudiray dadkii koonfurta oo somaliya kala dilay waa siyaasiyiin danaystayaala oo kasoo jeeda beesha majeerteen oo talyaani hoosta kawada ilaashanaya danihiisa dhaqaale ee uu kuqabay somaliya, xiligii milatarigu haystay dalak somaliayana iyagay ahaayeeen wixii jaajuusiinta ahaa ee cadawga somaliya ujabiyey kala dilay somalia maanta halkay taalana iyagaa geeyety iyagoo adeegsanaya qabiil nacasyadu kubadanyihiin oo daarood layidhaahdo oo aan wax hubsanin iska raaca meesha ay farooliyo kuwa kaliitaa ugu baaqaan nasiibdarada inataa le’eg ee somali kuhabsatayna waxaa usii dheer kuwo aan dan iyo muraad toona kalahayn cadawga ku hareeraysan oo kala daadsan oo aan kala garanaynin cida cadawga u ah iyo kuwa dilaya toona oo maalin walbaoo dawlad lasoo yagleelo duminaya kuna aftirsad qabiilka haiye oo siyaasiyiin isu haysta aanse ogayn wax siyaasada marna nairobi lagual shirayo marna xamar marna weerararya dadkii iyag u xiagay ehelkana u ahaa oo difaaca unoqnlahaa,

maanta waxaa taagan kenya oo ay soo abaabuleen qabiilkaas aan soo sheegnay ee kolba shaadhka soo xidhanaya iyo kuwan kala daadsan oo aan ogolayn in cidaan labadaa qabiil ahaynwaa daarood iyo hawiyee inay awood siyaasadeed yeelato ayaa waxa utafaxaydanayaan inay shaqadii talyaaniga ay uhaeen markale soo celiyaan oo yurub isugu yeedhaysaa iyadoo talyaanigu uu gadaal kaga gambanayo EU da waxaan uga digayaa umada somalieed guud ahaan gaar ahaan madaxweynaha soamliya iyo inta aan kuwaa shaqo kulahayn inay kafogaadaan faroole iyo daba dhilifnimadiisa,

waxaan leeyahay djabuti,somaliland, iyo dhamaan beelweynta direed inay adeegsadaan awoodooda siyaasadeed ee ay haystaa cid haysataana aanay jirin wax laba dawladood leh dir baa jira somalida kuwa naqasayana waa dad yar oo aad uliita oo aan somali waxba ka ahayn oo adeegsada dawlado shisheeye oo cadaw u aha somalia meel ahlooga soo wada jeesto oo halasiiyo  cashar aanay waligood ilaawi dibna uga soo laabanin. waxaan kusoo gabagabynayaa dhamaan umada somaliyeed hakatahsato faroole iyo kuwa uhaysta inuu reerkiisa wax uhayo meelna halagu hubsado.

 

Habiil Cabdi Haybe

London