Daawo Sawiro iyo muqaal Kulankii Somsat TV oo 2 sano jirsadey iyo xafiis cusub oo uu London ka furtay.

IMG_0998 (800x533)

Kulan balaadhan oo la dhacay Galbeedka magaaladda London,Kulankaas oo loogu dabaad-degaayey 2 sano guuradii kasoo wareegtay asaaskii TV ga caalamiga ah ee Somsat,Waxa kale oo TVgu xarun ka furtay magaaladda London iyada oo markii hore xaruntiisu ahayd magaalo madaxda labaad ee dalkan Ingiriiska ee Birmingham.

IMG_0985 (800x533)

Kulanka oo ay dadweyne ka kala yimid daa-faha dalkan Ingiriisku iyo madaxsarsare oo ka tirsan Tvga Somsat,kalanka ayaa lagu furan Aayado Quraanka Kariimka ah,kadibna waxa loo gundo degan qaybaha kale ee ku saabsanaa TV Somsat,kulanka oo ay ka hadleen dad aad u fara badan oo kala -dudwan waxa ay dhamaan tood aad usoo dhaweeyeen TV Somsat xaruntiisa cusub ee London iyo debaaldega labadii sano ee TVGU uu hawada ku jiray oo uu soo kordhiyey hawlo aad u fara badan oo dhinaca bulshada ah,Waxbarashada iyo arimo badan oo ku saabsan arimaha bulshada.Kulanka waxa lagu soo bandhigay  marnaamij muqaal ah oo ka waramaaya hawlahee kale duwanaa ee uu tv soo maray iyo hiigsiga uu doonayo inuu gaadho,Waxa kale oo ay madaxda iyo martishafarkii kulanka lagu soo casumar ay carabaabeen waxyaalaha uu kaga duwan yahay tvyada kale ee dadka Soomaalidu leeyihiin..waxayna ku sheegeen in Tvgani uu dadka Somalida ah ee aduunka meelksata oo ay joogaan uu u ogol yahay in ay wax ku yeeshaan oo ay ka helaan saami,Waa sharkiad u shaqeynaysa si ganacsi oo waxyaalo farabadan oo dadka soo Soomaalidu ay u baahan tahay u qabanysa sida .ganacsiga,in xirfad la siiyo wariyayaasha ka hawl gala tvyada kale si tayada dadka sare loogu qaado.

IMG_0992 (800x533)

Kulanka waxa kale oo hadalo aad u qiimo badan ka jeediyey odayaal dhalinayaro,haween iyo dadkale oo aad loo qadariyo,waxayna isku wada raceen in TVganSomsat uu waxyaalo farbadan kusoo kordhin doono shacabka Soomaalida ha ee delkan degan.Qaar ka mid ah martisharafka kulankan ayaa iyaguna carabaabay muhiimada ay saxaafadu leedahay iyo sida loo baahan yahay in looga faa’ideysto.

IMG_1019 (800x533)

IMG_1012 (800x533)

Martisharafak kulanka kasoo qayb galay oo aad u fara badanaa waxa aan idiinku soo gubdin doontaan iyada oo maqal ah si aad uga bogataan kulanka iyo sida uu u dhacay.

 

www.salaanmedia.com/London

 

IMG_0994 (800x533)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

IMG_1006 (800x533)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

IMG_1011 (800x533) IMG_1028 (800x533) IMG_1026 (800x533) IMG_1023 (800x533) IMG_1022 (800x533) IMG_1020 (800x533) IMG_1019 (800x533) IMG_1016 (800x533) IMG_1014 (800x533) IMG_1012 (800x533) IMG_1029 (800x533) IMG_1033 (800x533) IMG_1039 (800x533) IMG_1040 (800x533) IMG_1041 (800x533) IMG_1050 (800x533) IMG_1048 (800x533) IMG_1047 (800x533) IMG_1046 (800x533) IMG_1045 (800x533) IMG_1044 (800x533) IMG_1051 (800x533) IMG_1056 (800x533) IMG_1055 (800x533) IMG_1053 (800x533) IMG_1052 (800x533) IMG_1063 (800x533) IMG_1062 (800x533) IMG_1061 (800x604) IMG_1059 (800x533) IMG_1057 (800x533) IMG_1066 (800x533) IMG_1068 (800x533) IMG_1074 (800x533) IMG_1075 (800x533) IMG_1079 (800x533) IMG_1078 (800x533) IMG_1077 (800x533) IMG_1076 (800x533) IMG_1091 (800x533) IMG_1089 (800x533) IMG_1085 (800x533) IMG_1081 (800x533)


 WWW.SALAANMEDIA/LONDON