Daawo Sawiro…Xisbiga Waddani oo shir ku qabsaday xaafadda Woolwich,,Koonfur Bari London

10
Kulan aad u balaadhan ayaa waxay xalay oo bishu 27/10/13  ka dhacday London xafada Woolwich tas oo ay isugu yimaaden lanta south east UK, una shir gudominayay gudoomiyaha lanta maxamed yolac qawdhan iyo gudoomiyaal ku xigenadisa iyo xubno ka tirsan gudida fulinta Uk waddani iyo golaha dhaxe ee Waddani.
20131027_212922
Shirkaasi, waxa hadal dheer ka jediyay gudomiya ha South East ee UK mr Maxamed Yolac  Qawdhan oo soo bandhigay lantan wixii ay qabsadeen iyo waxa ay qaban donan mudad ka hadhay dorashoyinka, waxa kale oo halka isna hadalo ka soo jediyay xogahaya south east london Khalid Axmed Cismaan oo isna soo bandhigay wixi aay qabteen mudadii ay lantani jirtay iyo xerka lanta south east London ee waddani.
20131027_212556 (1)
Waxa isna madasha ka hadlay Ahmed iyo Xuseen Asad  oo ah gudida sare ee UK oo ku amanay sida aay lantani uu dadalyiso iyo waxqabadka ay mujiyeen mudadi ay jireen. Xuseen asad oo sii wata hadalkisi ayaa tabtay shirki ka dhacay Birmingham 26/10/13, shegayina in uu dhicindoono xaflad aad u baladhan oo lagu so dhawayinaya gudoomiya Xibiga Waddani mudan C/raxmaan Ciro.Gaba gabadina waxa so khatimay odayiga gudida Cali Warsame oo duco iyo amanba halka ka jediyay.
Waddani Media/London
20131027_212705 20131027_212934_resized (1)