Daawo Wariye Maxamed Tiriig oo ah Wariye HCTV xaruntiisa London oo booqasho ku tagay Magalo madaxda Gobolka Togdheer Burco.

Wariye Maxamed Tiriig oo ah Wariye ka hawlgala HCTV xaruntiisa London ayaa 3 sano ka dib booqasho ku tagay Magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee Burco, Waxa uu Wariye Maxamed Tiriig ka waramayaa xaaladda Guug ee dalku maraayo gaar ahaan gobolka Togdheer,Waxa uu warbixinta ku lafo gurayaa dhinacyo badan oo ah arimaha Bulshada iyo horumarka gobolku ku talaabsaday,Wixii u qabsoomay iyo waxa u baahan in wax laga qabto.

Fadlan halkan Hoose ka daawo Muqaalka.