Cabdi Warsame Oo Kuguulaystay Kursiga Degmada Lixaad Ee Magalada Minnesota

6 Nov Cabdi warsame oo ah muwadin somaliyeed ayaa ku guulaystay kursiga golaha degaanka ee dagmada lixaad ee magalada Minesota kadib markii u Helay codad gadhaya 63%.

Cabdi warsame ayaa helay codad gadhaya 3090 oo u dhigatana 63% waxana uu kaga adkaday ninkii cadanka ahaa ee kula tartamaya kursiga lixaad ee degmada Minesota Rebort Lilligren oo helay codad dhen  1557 cod oo u dhiganta 32%.

Somalida degda godoblkan Minesota ayaa aad ugu farxay guusha cabdi warsame iyagoo sheegay inay aad usoo dhawaynayan waxqabadkisa uu balan qaday , Cabdi warsame ayaa noqonaya somaligii ugu horeyey ee kamid noqda Minessota Local Council .

Salaanmedia/Hargeisa Somaliland