DHAGAYSO..SHIR JARAA’ID GUDDIGA DOOD QARAN EE XISBIGA WADDANI IYO UCID

Dooddan Qaran Waa Inaynu La Xisaabtano Dawladdii Aynu Dooranay Ee Sharciga Ku Dooranay Ee Ballanqaadyada Inoo Samaysay, Waa Inaynu La Xisaabtannaa Hadday Sharciga Jabisey” Dr Fadal Gudoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Shirka Dood Qaran

“Xoriyatal Qawlka Somaliland Cid Hor Istaagikartaa Majirto, Dooda Qaranna Dastuurkaa Noo Ogol Waanay Qabsoomaysaa Cidna Loo Daba-fadhiisan Maayo”. Faadumo Siciid Gudoomiye Xigeenka Guddiga Qabanqaabada Shirka Dood Qaran

HALKAN HOOSE RIIX SI AAD U DHAGAYSATO CODKA DR FADAL

Dr fadal

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

HALKAN HOOSE RIIX SI AAD U DHAGAYSATO CODKA MARWO FAADUMO SICIID

Marwo Faadumo Siciid (1)

OLYMPUS DIGITAL CAMERA