Markaad Muuse bari masruuf ka heshaad Ismooday inaad maraykan tahee Gidaarkii Muuse ee madoobaa iyo Hamoogaan maro la’aantii!!!

Cabdilaahi Xasan Mataan
Cabdilaahi Xasan Mataan

 

Muuse:-Siilaanyo Soomaalidu waxay tidhaa—- hadaan gabayga uur koo bukiyo arami kaa keenin afkoo laga yidhaahdiyo tixuhu arar mayeeshaane?bal maanta aan isku dayo waxo gaa gabay dheega ah meel awoodi idhigto.

 

midna waan kuusheegayaaye taladan aad madaxwaynaha ku noqotay waatii aan ku burburiyey dowladii UDUB”tola’ay oo tola’ay “waxa layidhi Hal-waliba jilalka ay isdhigto ayaa lagu qalaa hadaan iska raacilahaa odeygii Axmed Yusuf Yaasiin iyo raadkii ina Cigaal A.H.N maanta sidaa layguma tunteen tola’ay oo tola’ay” waar maxaa iga qabsaday waan qarsanayaaye?waxa layidhi talo waa mar aad garanwaydo iyo mar aad gaadhiwaydo,hadaan Dagaaladii sokeeye iska daynlahaa maanta Siilaanyo umaan noqdeen MAGAN,Abdiraxmaan Ciro kamaan cabsadeen ee waan latartamilahaa,walaahay,kalsooni ayaan kula tartamilahaa Cabdiraxmaan Ciro balse wuxuu igu dhaafayaa oo aanan ku gaadhayn CV-giisa oo wanaagsan oo aan ceeblahayn.

 

Muuse Biixi isaga oo hadalkii siiwata,islamarkaana ladardaarmaya Bulshada Somaliland waxa uu yidhi??

 

Waar iga danbeeyow Abdiraxmaan Ciro ku dayo,aniguna sidii ninkii maraykanka ahaa ee sirta fakiyey ee aduunka nabadgelyada ka tuugay ayaan cid uun nabadgelyo waydiisanayaa!!!.

 

Muuse Biixi— isaga oo is barbardhigaya Abdirahmaan Ciro wuxuu dhayda Ka cadeeyey in guusha noloshu tahay hab dhaqanka Abdirahmaan Ciro,guuldaraduna tahay dariiqii uu soo maray Muuse Biixi,islamarkaana Wuxuu Bulshada Somaliland ku booriyey Siyaasada hufan ee Xusbiga Wadani in laraaco.

 

Muj Muuse -ala,ala oo waanyar taraaraxe, tolow malay maqlayaa??qodhay iyo xeraday maanta sirbaa fakatay,laakiin waxba malaha waa malintii iigu horaysay ee la-arko Muuse Biixi hadalka runta kasheegayee,imaka iyo haatan aan u soo noqdo Siilaanyo.

 

Muuse Biixi— isaga oo muujinaaya rajada uu ka qabo doorashada hadiiba uu noqdo ruuxa Abdiraxmaan Ciro latartami doona waxa uu yidhi?

 

Walaalo Siilaanyow anigu Abdirahmaan Ciro lama tartamikaro,sheekhii latarmalilahaa waanigii xaasiday,adna waad ogtahay oo cid i dooranaysaa majirto,ala tola’ay oo tola’ay,Siilaanyow isku danbaynu nahay waarhooy imaqal,hadaad taladayda dhagaysanayso waxa kaliya ee inala gudboon inaynu Dalka Burburino oo qoriga qaadano,waxkale oo aynu wax ku helaynaa majirto oo aan ahayn inaynu Dhulbahe ku duulo,oo Muuse Abakor ku duulo,oo Arab ku duulo,oo Ayuub ku duulo,oo Madhibaan ku duulo,oo Samaroon ku duulo,oo Ciise Muuse iYo Garxajis dagaal ku qaadna mooyaane,ala tola’ay oo tola’ay”waar Siilaanyow,waar ina Kaahinow,waar Saleeban Gaaloow waar yaa Maxamed Abokoraay??waar yaa reer Samataraay? waar Kakaca,waar kakaca oo qoriga qaata waar walaahay Maanta xabad ayaan Madaxwayne ku noqonkaraa!!!!!!!!!!!!

 

intaa waxa hadalkii ku soo koobay  Muj Muuse Biixi,imaka iYo haatan waxa hadalkii la wareegay Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo waxaanu yidhi??????

 

Siilaanyo—-waaryaa Muuse 

Hadii daa’in 

Diifta kuu qoray

Doorkaan ku arkaba

Dushaada Ka naxo

Manaa dowo sida

Il durugsane?????

 

Muusow dadkaaga dhinac karaac oo waxaad ku hadlayso jooji,oo weli caqligii aad wadada iigu gashay 1988 ayaa kugu jiree,oo niyow ileen makortid,beelahan aad leedahay halala dagaalamo dalka miyeey inaga xigaan?,teedakale hadaad i moodayso nin cuqdad qaba waad igu soo lugoday!!!

 

Muusow anigu reer sanwayne iyo reer abdi qodax ayaan Ka soo jeedaa,cuqdad ihaysaana majirto,balse hadaad adigu dagaaladii sokeeye gashay oo aad waxtidhi masjidka gal siyaasadana ka hadh.

 

Siilaanyo oo hadalkii siiwata islamarkaana Muuse Biixi latalinaya waxa uu yidhi?

 

Muusow anigu maanta gaboobay waxaan sugaana waa xabaal,midna waan kuu sheegayaaye taariikhda ii gelimayso Daahir riyaale waxa uu noqday Nelson Mandela,Siilaanyana waxa uu burburiyay Wadankii,waar maanta daahir riyaale sowkaa sharafta ku nool,aniguna maalin korodhsan maayo balse waxaan ka baqayaa adiga iyo kan Saleeban gaal iyo kan ina Kaahin waxaa tihiin dagaal oogayaal islamarkaana waxaan Ka baqayaa in aad qool igalisaan.

 

ALOW SAHAL AMUURAHA 

LIBAAX SEEXDAY BAA

NIMAN SALAAXEENE!!!!!!!!

 

Allaa Mahadle

Isku duba ridkii:

Raad-Raac iYo Run-Sheeg.

Soo gudbintii:

Cabdilaahi Xasan Mataan

togdheer2000@hotmail.com