Tacsi “Inaa lilaah wa inaa ilayhi la raajicuun”

انالله وانا اليه راجعون 

Tacsi
Tacsi

Inaa Lilaah wa Inaa Ilayhi la Rajicoon

 

Saado Axmed Salaan iyo Sayigeeda iyo Caruurteeda

Hinda Axmed Salaan iyo Caruurteeda

Farax Axmed Salaan iyo Sayigeeda iyo Caruurteeda

Muna Axmed Salaan iyo Sayigeeda iyo Caruurteeda

Ayan Axmed Salaan iyo Sayigeeda

Siciid Axmed Salaan iyo Xaaskiisa

Cabdi-Rashiid Axmed Salaan iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

Xamse Axmed Salaan iyo Xaaskiisa

Amiin Axmed Salaan iyo Xaaskiisa

Mukhtaar Axmed Salaan iyo Xaaskiisa

Xasan Ramadhan iyo Xaaskiisa

Nuuradiin Axmed Salaan iyo Xaaskiisa

Kamaaladiin Axmed Salaan

Cabdi Wahaab Axmed Salaan

Hooyo Amina Aw Muuse Caateeye

Hooyo Xaali

 

Aabo Ismaaciil Cabdi Xaashi (Qambi)

Keyse Qambi iyo Caruurtiisa

Salaan Qambi

Maxamed Qambi iyo Xaaskiisa

Saado Qambi iyo Caruurteeda

Saynab Qambi iyo Caruurteeda

Luul Qambi iyo Sayigeeda iyo Caruurteeda

Iyo Dhamaan ilma Ismaaciil Cabdi Xaashi

 

Mukhtaar Maxamed Faarax (Dhufuluq)

Wali Maxamed Faarax

Iyo Dhamaan Ilma Maxamed Faarax iyo Waalidkood

 

Sacad Maxamed Qawdhan iyo reerkiisa

Fu’aad Maxamed Qawdhan iyo Dhamaan ilma Maxamed Qawdhan

Iyo dhamaan bahda shabakada salaanmedia.com

Warsame Siciid Maxamuud (Afgaab) iyo dhamaan Ilma Siciid Maxamuud (Afgaab)

Iyo dhamaan bahda shabakada salaanmedia.com

Dhamaan waxay Tacsi uu dirayaan ugu horayn Hooyo Sahra Xaaji Cabdilaahi iyo dhamaan Ilma Siciid Aadan Ducaale iyo dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooda Marxuum Cabdirasaaq siciid aadan oo markay bishu ahayd  21ka bisha November, 2013 ku  geeriyooday magaalada Muqdisho. Waxaanu leenahay dhamaantayo Ilaahay naxariista Janatul Fardosa ha ka waraabiyo Marxuunka; ehelkiisa iyo qaraabadiisa iyo asxaabtiisa samir iyo iimaan Eebe ha ka siiyo.

 

 

Amiin       Amiin       Amiin      Amiin