War Murtiyeed Ay Si Wada Jira U Soo Saareen Wasaaradaha Arimaha Guddaha , Beeraha Iyo Deegaanka Oo Lagu Cadeeyay In Aan Waxba Lga Badali Karin Dhul-daaqsimeedkii La Sameyey 1998-Kii

Nov 10, 2013 Hargeysa(SM) – Xukumada Somaliland ayaa cadeysay  in aan Waxba laga badali Karin dhul  daqsimeedkii iyo dhul beereedka la sameeyey sanadkii 1998kii, iyaga oo digniin u diray Ciddii isku dayda in ay sifo sharcidaro ah ku sameysato beero.  Sidaasi waxa lagu sheegay War Murtiyadeed ay si wada jir ah u soo sareen Wasiirada kala ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Waran cade, Wasiirka Deeganka iyo Horumarinta reer Guuraaga, Shukri Xaji Ismaciil Bandare, Wasiirka Wasaaradda Beeraha Prof.Faarax Cilmi Geedoole.

 

Mar Murtiyeed ay Si wadajir ah u soo saareen, waxa uu u qornaa Siddan :

ddd

 

 
Â