Wefti Ka Socda Barlamaanka Kenya Oo Booqasho Ku Yimid Magaalada Hargaysa(Daawo Sawiro)

Nov 6,2013 Hargaysa(SM)waxaana madaarka Hargeysa lagu soo dhaweeyay xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland oo uu horkacayay Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh. Cali Ayaanle oo ka hadlay weftigan ayaa sheegay in socdaalkoodu la xidhiidho sidii loo sii adkayn lahaa xidhiidhka ka dhaxeeya Somaliland iyo Kenya,isla markaana uu qaadan doonto booqashadoodu muddo sadex maalmood ah isla markaana ay booqan doonaan qaar ka mid ah magaalooyinka dalka,kulamana la yeelan doonaan Madaxweynaha Somaliland iyo masuuliyiin kale oo ka mid ah Goleyaasha qaranka kala duwan ee wadanka.
000.00000..