ALLAHU AKBAR! Daawo Mucjisadaan Wiil Yar oo Kudhashay Aayaadaha QURAN Kareem Ah oo jidhkiisa ku yaala.

Aduunyada waxa ka dhaca dhacdooyin layaab leh

oo midba ta kale ay ka yaab badantahay waana doonida Alle subxanahu 

Bal Daawo dhacdadaan ka dhacday dalka Ruushka Inan yar oo Ruush ah  oo kudhashay isagoo ay kuqorontahay jidhkiisa Aayaad Quraan ah.