Isku aadka koobka aduunka oo dawlado adag madaxa la isu geliyay

Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo loogu qori tuurayo xulalka ka qeybgalaya ciyaaraha adduunka ayaa waxa lagu soo gaba gabeeyaydalka Brazil. Isku aadka Koobka Aduunka ayaa sidan u dhacay:

  • GROUP A: Brazil, Croatia, Mexico, Cameroon
  • GROUP B: Spain, Netherlands, Chile, Australia
  • GROUP C: Colombia, Greece, Ivory Coast, Japan
  • GROUP D: Uruguay, Costa Rica, England, Italy
  • GROUP E: Switzerland, Ecuador, France, Honduras
  • GROUP F: Argentina, Bosnia, Iran, Nigeria
  • GROUP G: Germany, Portugal, Ghana, USA
  • GROUP H: Belgium, Algeria, Russia, South Korea

isku aadka 56551 1386347260447_lc_galleryImage_A_tribute_to_Nelson_Mande1386347721747713863480309941138634894311761386349646931913863498156718