JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND
Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelk UCID Justice and Welfare Party
حزب العداله والرأفة
REF /UCID /942/ 2013 Date:09/12 /2013
Ujeedo: Xil Magacaabis
Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la magacaabo Gudoomiyaha dalka UGANDA ee Xisbiga UCID
Markuu Xisbiga UCID ku qancay kartida iyo hawlkarnimadiisa waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 09/12/2013 u magacaabay Gudoomiyaha Dalka UGANDA ee Xisbiga UCID Md. Khadar Maxamed Nuur
Isla markaana la faray in hawshiisa si dhakhso ah u bilaabo kana soo baxo waajibaadka loo igmaday.
waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu u fuduudeeyo xilka loo dhiibay
ALLA MAHAD LEH
Gudoomiyaha Xisbiga UCID
Eng Faysal Cali Waraabe________________