Daawo Muqaal iyo Warbixin…Madaxwayne Siilaanyo iyo Kulmiye halkeebay umareen wadada madaxtooyada Somaliland.

Madaxwayne Siilaanyo iyo Kulmiye halkeebay umareen wadada madax tooyada.


Sanad wacan oo wanaagsan, taariikhdu waa xusuus talada siyaasada ee somaliland xisbiba sibuu u arkaa xisbigii udub ee dhacay sidee loo dhiday kulmiyese halkeebuu umaray madaxtooyada?
Halkan waxaan idiinku soo bandhigayaa madaxwayne siilaanyo oo xataa gilgilay golohii guurtida oo qudbad dheer ka dhex akhriyaya saleebaan gaalna lamurmaya.
Xisbiga kulmiye waxba muureeban jirin markii uu ahaa mucaaradka ,maantana waxay leeyihii si hufan oo indhaha hoos loo rogto wax noogu sheega.
Maanta muraacad jira ee waddani iyo ucid hadii ay udhaqmaan sidii kulmiye dalkaa dumaya, wayna mahadsan yihiin dalkoodana way jecel yihiin.
Hadab akhristaha qiimaha leh ee maqaalkan akhristow ila dhagayso oo ila daawo madaxwayne siilaanyo oo 2009 mucaarad ah,

Waa qalinkii c/risaaq axmed jaamac