Daawo Muqaal: Maamulaha Machadka Saylac Oo Ka Waramaaya Ardaydii Oo Soo Gunaanaday Teeramkii Imtixaanka 1aad Ee Sanad Dugsiyeedka 2013-2014.

Jan 16,2014 Borama(SM) – Iyada oo ay maalmihii u danbeeyay ay ka socdeen gudaha magaalada Boorama Imtixaanaadkii teeramka koowaad ee dugsiyada kaladuwan ee magaalada Boorama waxaana maanta aanu booqanay machadka Saylac oo ah machad lagu barto Culuumta diiniga iyo luuqada carabiga, halkan ka daawo maamulaha oo ka waramaaya.