Daawo Muuqaal: Culimada Oo Ka Hadashay Xuska Dhalashada Nebigeenna Muxamed (CS)

(SM-Hargeysa) – Isniinta Bari ayaa Somaliland iyo guud dunida Muslimka  laga xusayaa dhalashada Nabigeenna Suuban (NNKH), waxaana Magaalooyinka dalka ka dhacaya Munaasibado lagu waynaynayo xuskaasi.

Haddaba, waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa qaar ka mid ah culimadda Magaalada Hargeysa oo ka hadlay xuska iyo waxyaabaha dadka ku waajibay maalinta muhiimka ah.

Salaanmedia/Hargaysa