Daawo Sawiro…Wefdigii Madaxweynha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo si Diiran loogu soo Dhaweyey PARIS

1

SLNTV Paris Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed 

Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta galinkii
hore booqasho rasmiya Kuyimi dalka Faransiiska.

Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud
(Siilaanyo), ayaa waxa madaarka ku soo dhaweeeyey
msuuliyiin dalka Fransiiska iyo jaliayada Somaliland
ee dalka Fransiiska

Madaxwaynaha oo qolka nashada ee madaarka Paris
saaxafada ugu waramaey ayaa sheegay inuu dalka
Faransiiska ku yimi safar shaqo isla-markaana uu
dawladda Faransiiska ka helay marti-qaad rasmi ah.

Madaxwaynaha ayaa waxa weftigiisa ku soo biiri doona
Wasiirada Arrimaha dibadda, Madaxtooyada iyo
Ganacsiga.

Dalmar SLNTV


4 3 2