War Deg Deg Ah Dibad Bax aad u balaadhan oo lagu tageerayo mashaariicda Dawladda Turkigu ka wado Moqdisho Somalia oo socda hada live

banan-bax_turki_2

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxaa Goordhaw Dibad bax aad u balaadhan ka bilawday goob dhowaan loo bixiyey beerta Nabada (Ex-barxadii Ceel-gaab) oo ku taala dhabarka dambe ee taaladii SYL ee magaalada Muqdisho.

banan-bax_turki_3

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Boqolaal Dadweyne ah oo gaadiid kala duwan looga soo qaaday Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaaka qeyb qaadanaya dibad baxa balaadhan oo la sheegay in lagu taageerayo Mashaariicda Dowlada Turkiga ka wado Magaalada Muqdisho

Masuuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa hada kusugan Barxada uu banaanbaxu kasocdo ee ah Beerta Nabada , waxaana dadweynaha kasoo qeyb galay wataan halku dhigyo ay ku taageerayaan Dowlada Turkiga

banan-bax_turki_9

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Masuuliyiin sar sare oo katirsan Dowlada Soomaaliya ayaa la filayaa in goordhaw ku biiraan halka uu kasocdo banaanbaxa kana jeediyaan Khudbado kala duwan oo ku beegan Ujueedka Dibad baxan.

Salaanmedia/Mogdisho