Madaxwayne Jamhuuriyada Soomailand Oo Caawa Soo Gaadhaya Magaalada Berbera

Madaxwayne Jamhuuriyada Soomailand Oo Caawa Soo Gaadhaya Magaalada Berbera

Silanyo BER

Berbera(Salaanmedia.com)_Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamud (Siilanyo) oo Socdaal Ku Maraaya Goblada Galbeed Soomaliland Labadii Malmood ee Uga Danbeeya socdaal ku maraayaya gobolada Gabiley , Boorana iyo Saylaca ayaa caawa abaaro 8:00 Habeenimo Soo Gaadhaya Magaalo Madax Gobolka Saaxil Ee Berbera Madaxda Gobolka Saaxil IYO Degmada Berbera ayaa ayaa Waxaay kagaga kor tageen Degmada Bulxaar Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed cilmi Mareeyaha Guud Ee Dekadda Berbera Eng. Cali Cumar MAXAMED Duqa Magaalada Berbera C/shakuur Maxamed Xasan ( Cidin) Gudooomiye ku-xigeenka Gobolka Saaxil Khadar Cali Cilmi
Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Saaxil Ibraahim Digaale Maxamed iyo Xildhiiban Golaha Deeganka berbera
Waxaan loo soo Galbiyaya Xarunta Madaxtooyada Berbera
Waxaan la filaaya
in uu Baritool Xadhiga Ka jari Doono Mashaariica Klae Duwan ee Xukumada Madaxwayne Siilanyo ay ka hirgalisaya magaaladaasi isagoo horan mashaariico kale duwan Xadhiga Uga Jaraya Waxaanu Uga sii Gudbi Doonaa Gobolada Bari Somaliland