Ciidanka Qaranka Oo Si Buuxda Ula Wareegay Gacan Ku Haynta Deegaanka TALEEX

Ciidanka Qaranka Oo Si Buuxda Ula Wareegay Gacan Ku Haynta Deegaanka TALEEX

Ciidanka Qar

Hargeysa(Salaanmedia.com)April.15.2014-Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa si buuxda ula Wareegay Degmada Taleex oo ka tirsan Gobolada Bariga Somaliland ,deegaankaasi ayaa waxaa baryahanba ka taagnaa Dhaq-dhaqaaq ciidan oo ay waday Maamulka Puntlnad. Ciidanka qaranka Somaliland iyo kooxda Khaatumo Seeg ayaa dagaal koobani ku dhex maray Deegaanka Taleex oo aakhirkii Ciidanka Qaranku la wareegay galitaanka Ciidanka Qaranka ee Deegaanka Taleex ayaan ilaa hada wax khasaare ah laga soo sheegin.