Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Faransiiska.May 9, 2017

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Faransiiska.May 9, 2017

Siilaanyo
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee dalka Farnsiiska Emmanuel Macron oo ku guulaystay dooraashadii madaxtinimadda ee dalkaasi ka dhacday.

Fariintaas oo ku qoran luuqadda Ingiriisiga halkan hoose ka akhriso:–

H.E. Emmanuel Macron
President Elect of French Republic

Your Excellency,

On behalf of the Somaliland Government and its people, I wish to extend to you our heartfelt congratulations on your election as the president of French Republic.

Your election demonstrates the confidence that the French people have in your leadership. It is my hope that during your term in office, we shall continue to work together towards strengthening the friendly relations between our two nations. Within the region, we will continue to enhance peace, progress and democracy.

Please accept, Mr. President, my sincere wishes for the success of your administration, for the personal well-being of yourself and your family and for the peace and prosperity of the French Republic.

IMG_2443

Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo
President of Republic of Somaliland