Daawo Muqaal:Magaalada Hargeysa Oo Laga Cabsi Qabo Inuu Xanuunka Shuban Biyoodku Ka Dilaaco Iyo Nuxurka Kulan Dhex Maray Wasiirka Biyaha Somaliland Iyo Bahda Caafimaadka

Hargeysa(SM)June.4,2017-Waxa laga cabsi qabaa in magaalada Hargeysa uu ka dilaaco xanuunka Shuban Biyoodka,waxaana kulan iskugu yimi wasiirka Biyaha Somaliland,masuuliyiinta Wakaaladda Hargeysa iyo Bahda Caafimaadka Hargeysa,waxaana ay ka wada hadleen sida looga hortagi karo xanuunka Shuban Biyoodka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Salaanmedia/Hargaysa